Dhageyso: Culimada Iyo Waxgaradka Laascaanood Oo Sheegay In Aysan Awoodin Qiimaha Xajka Sheeko:Dalka, War Culimada iyo Waxgaradka ku nool magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa cabasho xooggan ka muujiyey qiimaha sanadkii lagu tagayo Xajka. Culimada iyo Waxgaradka ayaa sidoo kale waxay cabasho ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalluumeysatada Mudug Oo Ka Cabanaya Maraakiib Shisheeye Kalluumeysatada ku sugan deegaanka Deenoood ee gobolka Mudug ayaa wajahaya dhibaatooyin dhanka Kalluumeysiga ah ka dib markii Maraakiib Jariif ah ay ka burburiyeen qalabkii ay ku kalluumeysanayeen. Duune Maxamed Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Koofur Afrika Labo qof oo Soomaali ah ayaa siyaabo Kala duwan loogu dilay Magaalooyinka Cape Town iyo Johannesburg ee dalka Koofur Afrika. Ilaa iyo hadda ma cadda sababta lagu dilay muwaadiniintaan Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Awdal Oo Ay Ku Dhinteen 15 Qof Ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyootay Roobab ka da’ay gobolka Awdal ee galbeedka Somaliland, roobabkan ayaa waxay wateen sida la shegay dabeylo. Guddoomiyha Gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qiimo Koror Dhanka Khudaarta Ah Oo Laga Dareemayo Suuqyada Garoowe Waxaa sare u kac ballaaran laga dareemayaa qiimaha la kala siisto khudaarta Suuqyada magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland. Qiimo kororka ku yimid Khudaarta ayey ganacsatadu ku sheegeen fatahaadaha ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqor Buurmadow Oo Lagu Xukumay Saddex Sano Oo Xabsi Ah Maxkamadda Racfaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay boqor Buur-madow ka dib markii uu horay maxkamaddaan uu uga qaatay Racfaan. Boqor Buur-madow ayaa maxkamadda gobolka Maroodi-jeex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imtixaankii Shahaadiga Oo Maanta La Baajiyey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa sheegay in maanta oo Axad ah la baajiyay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada Sare. Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa baajinta Imtixaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burco Oo Lagu Xiray Nabadoon Magaalada Burco ayaa waxaa lagu xiray Suldaan Maxamed Muuse kaasi oo la sheegay in ciidamada amniga ay u taxaabeen xabsiga. Ilaa iyo hadda lama caddeynin sababaha lagu xiran Suldaan Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Muqdisho Oo Biyo Dhigay Waddooyin Muhiim Ah Magaalada Muqdisho waxaa saakay illaa xalay saq dhexe ka da’ayay roob si xiriir ah u socday, kaasi oo biyo dhigay waddooyin badan oo magaalada ah. Waxaa la arkayaa biyo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere Oo Lagaarsiiyey Gurmad Guddiga Fatahaadaha Baardheere iyo maamulka degamada ayaa maanta lagu wareejiyey deeq gurmad ah oo ka timid dalka Cumaan. Deeqdaan oo ka kooban cuntooyin la cuno ayaa waxaa loogu talo galay…