Qiimo Koror Laga Dareemayo Qaxwada Iyo Timirta Suuqyada Muqdisho Sheeko:Dalka Suuqyada magaalada Muqdisho waxaa aad loo Iibsanayaa Timirta iyo Qaxwada, maadaama ay bilaabatay Bisha Barakeysan ee Ramadaan dadkana ay doonayaan in ay ka dhigtaan Afur. Hadda waxaa laga dareemayaa Suuqyada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Ka Hortagga Burcad Badeedda Oo Ka Furmay Hobyo Shir looga hadlayo arrimaha ka hortagga Burcad badeedda ayaa lagu qabtay Magaalada Hobyo, waxaana shrikan soo qaban-qaabiyey Wasaaradda Kalluumeysiga Galmudug oo kaashaneyso hay’adda FAO. Shirkan ayaa waxaa ka qey-galay Wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Sheegtay Tirada Rasmiga Ah Ee Ardeyda Imtixaanka U Fariisaneyso Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa sheegay in imtixaanka shahaadiga ah lagu diyaariyey gudaha dalka. Ugu horreyn Wasiirku waxa uu ka hadlay sharciga waxbaashada dalka qodbka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa Haweenay 70 jir ah ayaa ku geeriyootay magaalada Hargeysa ka dib markii ay ku dhacday Suuli ama Musqul ku Yaalla magaalada Hargeysa. Haweeneyda geeriyootay ayaa lagu magacaabi jiray Aamino Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacyaal Dalbadnayo In Gargaar Lala Soo Gaaro Magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda waxaa ku sugan Barakacyaal kuwaasi oo dhibaato xooggan oo dhanka nolosha ah ay xilligaani haysato, xilli dhowaan ay bilaabaneyso Bisha barakeysan ee Ramadan. Dadkan Barakacyaasha ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaaladda Tukaraq Dagaalkii u dhaxeeyay Puntland iyo Somaliland ee Maanta ka dhacay degaanka Tuka-raq ee gobolka Sool ayaa istaagay caawa Maqribadii . Dagaalka ayaa sababay Khasaaro is kugu jira dhimasho iyo dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khamiista Oo La Isku Raacay In Ay Tahay Curashada Bisha Ramadaan Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Barri ay tahay 30-ka Shacbaan Khamiisna ay tahay Curashada 1-da bisha Ramadaan Dhanka kale Dowladaha Qatar, Suudaan, Urdun, Kuwait,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka Hargeysa Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay shil gaari oo Khasaare geystay. Ugu yaraan 5 qof ayaa ku geeriyootay in ka badanna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Dhallinyaro Dabaasha Loo Tobabaro Xilliyada Galabtii koox dhallinyaro ah ayaa lagu baraa xeebta tobabar ku saabsan Dabaasha taasi oo ah waxyaabaha ugu adage ee la barto, halka dad badan ay ka aaminsanyihiin in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Maamulka Oo Lagu Wareejiyey Lacag Gurmad Ah Wafdi uu hoggaaminayo Maxamed Maxamuud Aadan oo ah guddoomiyaha gobolka Gedo oo gaaray Magaalada Baardheere ayaa waxay ku wareejiyeen guddiga Fatahaadaha Baardheere deew lacageed oo ka timid Dowladda Federaalka Soomaaliya.…