Wax Ka Ogow 7 Qof Ee Ugu Awoodda Badan Dunida Dhanka Teknolojiyada 2018 Sheeko:Saynis & Tiknooloji Joornaalka la yiraahdo “Forbes” ayaa waxa uu soo saaray liiska kala sarreynta sanad laha ah ee shakhsiyaadka ugu awoodda badan adduunka 2018, dadkan ayaa lagu soo xulay afar arrimood; waxaa… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 4 Tallaabood Oo Looga Gaashaanto Madax Xanuunka Maalinta Koowaad Ee Soonka Dad badan ayaa waxay si sanadle ah ula kulmaan mushkilad soo noqnqota bisha barakeysan ee “Ramadaan”, gaar ahaan maalmaha koowaad marka uu jirkoodu la qabsanayo nidaamka cusub ee raashinka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Katirsan Somaliland Oo Lagu Casuumay Sacuudiga Wasiirro ka tirsan Somaliland ayaa lagu casuumay Boqortooyada Sacuudi Carabiya sida lagu sheegay warqad ka soo baxday Somaliland. Warqadda ayaa lagu sheegay in Sacuudiga uu waraaq u soo diray afar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado Oo Laga Hirgaliyey Layrarka Ku Shaqeeya Cadceedda Magaalada Cadaado ayaa waxaa laga hirgaliyey Layrarka ku shaqeeya Cadceedda kuwaasi oo habeenkii la isticmaalo. Qaar ka mid ah xaafadaha ayaa laga hirgalinayaa Layrarkan kuwaasi oo sida la sheegay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Jowhar Oo Ay Shacabku Dhibaato Ku Qabaan Jowhar waa magaalo madaxda Maamulka Hirshabelle waxayna ka koobantahay Afar xaafadood waxaana ka mid ah xaafadda Han-wadaag oo ah qeybta ganacsiga ee magaalada. Xilligan waxaa ka muuqanayo Magaalada Jowhar dayacnaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Degmada Mahadaay Oo Lagaarsiiyey Dawo Wasaaradda Caafimaadka Dowlad-goboleedka Hirshabelle ayaa deeq dawo ah gaarsiisay Isbitaalka demada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe. Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka Hirshabelle oo ay wehliyaan xubno ka tirsan wasaaradda ayaa gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacyaasha Ku Nool Demada Luuq Oo Ka Cabanayo Fatahaadda Wabiga Jubba Dhibaatooyin xagga nolosha ah ayaa soo food saartay in ka badan ilaa 367 qoys oo barakacyaal ah,kuwaasi oo dabayaaqadii bishii hore ka barakacay Fatahaad ballaaran oo uu sameeyey Wabiga Jubba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Lagu Sameynayo Isbedel Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa sheegtay in ay waddo wadatashi ay la sameyneyso Dowlad-goboleedyada ka jira dalka ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaa jira Isbadal ay waddo hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Dib U Eegista Dastuurka Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda Midowga Yurub Aqalka sare ayaa maanta la kulmay wafdi ka socday Midowga yurub, kaasi oo qaabilsan arrimaha Dastuurka, wafdigaan ka socday Midowga yurub ayaa ka koobnaa Shan xubnood . Socdaalka Wafdiga ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Najib Razak Oo Loo Diiday In Uu Dalka Ka Baxo Mas’uuliyiinta waaxda Socdaalka Malaysia ayaa sheegay in ra’iisulwasaarihii hore Najib Razak loo diiday in uu dalka ka baxo. Arrinkan ayaa yimid ka dib markii Najib Razak uu sheegay in isaga…