Faahfaahin Ku Saabsan Safarka Madaxweynaha Ee B/weyn Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta booqday deegaanka Ceel-jaalle ee duleedka magaalada B/weyn ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ku barakaceen dad gaaraya ku dhowaad boqol… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Adis-ababa Oo Martigelineysa Wadahadllada Biyo Xireenka Wasiirka waraabka ee Suudaan Muctasim Muuse ayaa sheegay in wareegga cusub ee wadahadallada ku saabsan biyo xireenka ay ka furmi doonaan shanta bisha May ee soo socota magaalada Adis-ababa ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe Oo Ay Ku Soo badanayaan Falalka La Xiriira Dhaca Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa waxaa ku soo badanaya falalka la xiriira amni darrada kuwaasi oo iskugu jira dil iyo dhac ay geystaan dhallinyaro abaabulan. Arrintaan ayaa walaac ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Phillppin Oo Sheegtay In Ay Joojisay Shaqaalihii Ay U Diri Jirtay Kuwait Madaxweynaha Dalka Philippin Rodrigo Duterte ayaa sheegay in la joojiyey shaqaalaha dalkiisa u dhashay oo shaqo ahaan ugu safri jiray dalka Kuwait, ka dib markii xiisad ay soo kala dhexgashay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Guddi U Magacaabay Fatahaadda B/weyn Golaha Senatorada aqalka sare ayaa guddi u xil saaray arrinta Fatahaadda B/weyn. Aqalka sare oo maanta kulan yeeshay ayaa waxay uga doodeen sidii loo gaarsiin lahaa B/weyn gargaar degdeg ah…
4 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji 5 Tallaabo Oo Kuu Suuraggelinaya Inaad Caan Ka Noqoto Baraha-Bulshada Waxaa jira dadbadan oo raadiya iney xidigo ka noqdaan Baraha-bulshada, laakiin aan garaneyn wadada saxda ah oo arrintaa loo maro ama sannooyin badan ku dhibaatooda sidii ay dadbadan ay barahooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/waqooyi Oo Xireysa Xarunta Tijaabada Nukliyeerka Sida laga soo xigta xafiiska madaxweynaha Kuuriyada Koofureed in dalka Kuuriyada Waqooyi uu xiri doono bisha Soo socot xarunta tijaabada Nukliyeerka. Arrinkan ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xilli la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Caawa Muqdisho Ku Geeriyooday Xildhibaan Khaliif Sheekh C/llaahi ayaa caawa ku geeriyooday Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanka ayaa la sheegay in uu xanuunsanaa maalmihii ugu dambeeyay balse galabta la geeyay Isbitaalka Madiina uuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalado Bani’aadannimo Oo Duleedka B/weyn Ku Heysta Dadkii Ka Barakacay Fatahaadda Webiga Dadka ka barakacay magaalada B/weyn ayaa toban beri wax ka badan waxay ku noolyihiin duleedka magaalada gaar ahaan deegaanka Ceel-jaalle. Dadka ku nool Ceel-jaalle ayaan heysan Hooy ay roobka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacyaasha Ku Nool Xerada Caga Dhiig Oo Ay Heysato Xaalad Bani’aadannimo Xerada Caga Dhiig oo ku taallo degmada Warta Nabadda qoysaska danta yar ee ku nool xilliyada roobabka waxay ku okortaan Musqulaha ku yaallo masjidka Al-raxmah. Maasaajidka ayaa ah midka siiya…