Jubbaland Oo Sheegtay In Sharciga La Hor Keeni Doono Nin Xaaskiisa Dilay Sheeko:Dalka Laamaha ammaanka Jubbaland ayaa war ka soo-saaray dilka Muxubo Maxamed Guure oo Saygeeda Cabdullahi Asad Ismaaciil uu ku dishay magaalada Kismaayo 14-kii bishaan Apriil. Taliyaha qeybta Booliska Jubbada Hoose Maxamed… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqortooyada Swaziland oo Si Rasmi ah Magacii Looga Bedelay Boqorka Swaziland King Mswati lll ayaa ku dhawaaqay in magacii dalkiisa loo bedelay eSwatini, oo gumaysiga ka hor dalkaa loogu yeeri jiray. Waxa uu go’aankan kaga dhawaaqay xafladdii sanadguurada 50-aad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bahir Dar Oo Uu Ka Furmayo Madasha Looga Hadlayo Nabad-gelyada Iyo Amniga Afrika Magaalada Bahir Dar ee dalka Itoobiya waxaa ka furmaya maanta Madasha “Tana ” oo looga hadlayo arrimaha ku saabsan Nabad-gelyada iyo amniga Afrika. Madasha “Tana” oo lagu qabanayo magaalada Bahir Dar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Putin U Fidinaya Martiqaad Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergey Lavrov ayaa sheegay maanta oo Jimco ah in madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu marti qaad u fidiyey dhiggiisa Madaxweyne Vladmir Putin, uuna booqan doono dhowaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Ka Hadashay Xarigga Boqor Buur-madow Ciidamada Booliska Somaliland Ayaa Xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow oo kamid ahaa nabaddoonnada Somaaliland. Afhayeenka ciidamada Somaliland Faysal Ciise ayaa sheegay in boqor Buur- madaw uu galay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-bashiir Oo Eryey Ibrahim Ghandour Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa xilkii ka qaaday wasiirkiisii arrimaha dibadda Ibraahim Ghandour. Wakaaladda wararka Suudaan ee Sunna oo baahisay warka ku saabsan xil ka qaadista Ghandour ilaa iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Xildhibaan Walaac Ka Muujiyey Amniga Wadada Isku Xirta Jowhar Iyo Balcad Xildhibaan Cabdirashiid Cabdixakiim oo ka tirsan xildhibaannada maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in wadada xiriirisaya Jowhar iyo Balcad ay ka taagantahay xaalad ammi darro. Xildhibaan Cabdirashiid Cabdixakiim Warsame ayaa u sababeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Maamulka Ceel-buur Oo Sheegay Iney La Wareegayaan Deegaannada Ku Dhow Degmadaasi Guddoomiyaha degmada Ceel-buur Nuur Xasan Guutaale ayaa sheegay in la diyaarinayo qorshe ay ciidamada kula wareegayaan goobaha ka maqan gacanta Dowladda Soomaaliya . Nuur Xasan Guutaale oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ghandour: Suudaan Waxay U Baahantahay 30 Milyan Si Ay U Badbaadiso Diblomaasiyaddeeda Wasiirka arrimaha dibadda ee Suudaan Ibraahim Ghandour ayaa sheegay in qaar ka mid ah diblomaasiyiinta iyo ergeyda Suudaan ee ku sugan dibadda ay doonayaan in ay dib ugu soo laabtaan dalka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Qaxootiga Suuriya Oo Dib Loogu Celiyey Dalkooda Ku dhowaad 500 qaxooti Suuriyaan ah oo ku suganaa Koofurta dalka Lubanon ayaa dib loogu celiyey meelo u dhow caasimadda Suuriya ee Dimishqa. Dadkan ayaa awal horay uga soo cararay…