Madaxweynayaasha Turkiga Iyo Ruushka Oo Kawada Hadlay Duqeyntii Suuriya Sheeko:Dalka Madaxweynaha Turkiga Recep Deyyip Erdogan ayaa dhiggiisa Ruushka Vladmir Putin kula hadlay qadka telefoonka, waxayna kawada hadleen duqeynta Mareykanka, Faransiiska iyo UK ay ka geysteen gudaha Suuriya ayna uga soo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nikki Haley: Washington Waxay Soo Rogi Doontaa Cunno-qabateyn Ka Dhan Ah Moscow Safiiradda Mareykanka u fadhisa Qaramada Midoobay Nikki Haley ayaa sheegtay in Washinton ay soo rogi doonto cunno-qabateyn ka dhan ah Ruushka iyo shirkadaha lala xiriirinayo barnaamijka hubka Kiimikada ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Qabataa Akadeemiyadda Afka Soomaaliga? Dhaqan walba oo dunida ah waxaa uu leeyahay dhaqan dhowrayaal ilaaliya jiritaanka dhaqankaasi, iyada oo laga ilaalinayo in uu doorsoomo ama uu is badalo . Akadeemiyadda dhaqanka waa gundhigga dhowrista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuqyada Muqdisho Oo Laga Dareemayo Sare U Kac Dhanka Khudaarta Ah Waxaa bilowday xilliga guga roobka, waxuuna Saameyn ballaaran uu ku yeeshay suuqyada Khudaarta ee magaalada Muqdisho. Qiimaha khudaarta Suuqyada Muqdisho ayaa laga dareemayaa sare u kac aad u ballaaran, iyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow Xaaladda Khaliif Xaftar Afhayeen u hadlay hoggaamiyaha Millatariga ee Libya Khaliif Xaftar ayaa sheegay in lagu daaweynayo magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska, waxaa uu tilmaamay in Xafter uu xanuunsaday , maalmaha soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo Oo Lagu Dilay Xisaabiyihii guud Ee Dowladda Hoose Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku dilay xisaabiyihii guud ee dowladda Hoose ee degamada Gaalkacyo, xisaabiyaha ayaa lagu magacaabi jiray Axmed Deeq Maxamed Cali. Kooxaha dilka geystay ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Xilliga Laqaadayo Imtixaanka Shahaadiga Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare Dr Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan oo Khamiistii shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay waqtiga la qabaneyo imtixaanka shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2017/2018.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Xaaladda Caafimaad Ee Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Baraawe Aadan Cumar oo ah Guddoomiyaha degmada Baraawe oo la hadlay Goobjoog News ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda dadkii ku dhaawacmay qarax Miino oo ka dhacay mid ka mid ah garoomada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare U Kac Dhanka Maciishadda Ah Oo Laga Dareemayo Degmada Baardheere Sare u kac aad u xooggan ayaa laga dareemayaa suuqyada iyo goobaha ganacsiga degmada Baardheere ee gobolka Gedo,iyada oo arrintan ay saameyn ku yeelatay nolosha dadka ku dhaqan degmadaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay: Boko Haram Waxaa Ay Afduubatay In Ka Badan Kun Gabdho Hay’adda UNICEF ee u qaabilsan qaramada Midoobay caruurta ayaa sheegtay maanta oo Jimco ah in dagaalyahannada ururka Boko Haram ay waqooyi bari ee Nigeria ay ku afduubteen in ka badan kun…