Trump Iyo Tamiim Oo Ka Wadahadlay La Dagaalanka Argigixisada Iyo Xagjirnimada Sheeko:Dalka Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamda Al Thaani iyo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isla gorfeeyay xiriirka istiraatiyajeed ee ka dhaxeeya labada dal, iyaga oo sidoo kale ka wadahadlay dadaallada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Sheegay In Shirkadda DP World Aysan Saameyn Kulaheyn Siyaasadda Dalka Shirkadda DP World ayaa mashaariic maalgashi ka waday Dekadda Berbera, hase ahaatee mashaariicdaas waxaa ay sababeen muran u dhaxeeya dowladda dhexe iyo qaar ka mid ah maamul goboleedyada dalka. Haddaba…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Beyle: Waxaan Furi Doonnaa Iskuul Lagu Barto Maamulka Canshuuraha Iyo Maareyntooda Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee dowladda federaalka ah Cabdraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in waxbadan ay u qabsoomeen mudadii ay shaqeynayeen waxaa uu tilmaamay in ay wax ka qabteen daqliga dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Dad Uu Soo Ritay Cudurka Shuban Biyoodka Oo La Dhigay Isbitaal Dad uu soo ritay cudurka Shuban-biyoodka ayaa la dhigay Isbitaalka magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose. Dadkan ayaa waxaa laga keenay deegaannada hoos yimaada Kismaayo, halka kuwo kalana laga keenay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Iyo Koofurta Suudan Oo Galay Heshiis Ku Saabsan Waxbarashada Turkiga iyo Koofurta Suudaan ayaa galay heshiis u saabsan iskaashiga waxbarashada, heshiiskan ayaa labada dal waxaa ay ku kala saxiixdeen magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga. Heshiiskan ay galeen labada dhinac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Iyo Tamiim Oo Ka Wadahadlay La Dagaalanka Argigixisada Iyo Xagjirnimada Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamda Aala Thaani iyo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isla gorfeeyay xiriirka istiraatiyajeed ee ka dhaxeeya labada dal, iyaga oo sidoo kale ka wadahadlay dadaallada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuqyada Digaagga Ee Muqdisho Oo Sii Dabar Go’aya Iibsiga, cunista Digaagga dalka lagu dhaqdo ayaa sii yaraanaya, iyada oo taas badalkeeda dadku ay door bidayaan cunista Digaagga laga keeno dalka Brazil kaasi oo si qasab ah lagu bacrimiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Israel Oo Laashay Sharci Ay Horay Ugu Soo Rogtay Muhaajiriinta Afrikaanka Ah Ee Ku Nool Dalkeeda Israel ayaa laashay qorshe inta badan kiciyey muran kaasi oo ku saabsan Tarxiil wadareed ay ku sameyn rabtay muhaajiriinta Afrikanka ah ee ku sugan dalkeeda. Arrinka laalitaanka ayaa yimid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Magacawday Guddi Ka Shaqeeya Maamulka Iyo Maareynta Arrimaha Dhulka Shir ku saabsan maareynta khilaafka la xiriira dhulka iyo qaabeynta magaalooyinka Jubbaland ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose. Shirkan ayaa waxaa shir guddoominayey madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Itoobiya: Abiy Oo Ra’isul Wasaare Loo Dhaariyay Iyo Farmaajo Oo Ay Wada Hadleen Ra’isulwasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta lagu hordhaariyey baarlamaanka dalkaasi. Abiy ayaa sheegay in ay habooneyd in xukuumadda ka hortagto in ay dhacaan waxyeello soo gaara dadka…