Cadaado Oo Ay Ku Soo Badanayaan Isticmaalka Caagadaha Loo-yaqaanno Raranaha Sheeko:Dalka Faadumo Axmed Cali waxaa ay haybad u leedahay sameynta Farshaxanka , waxaa ayna sameysaa caagadaha loo yaqaanno caag dahaarka oo lagu qaboojiyo biyaha . Faadumo Cali oo ku nool Cadaado… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Wadada Isku Xirta Wasaaradaha Iyo Magaalada Oo La Dhagax-dhigay Waxaa la dhagax dhigay waddo cusub oo isku xiri-doonto wasaaradaha iyo magaalada Garoowe, waxaa ayna aheyd mid ay dhib ku qabeen dadka iyo gaadiidka isticmaala intaba. Wadadaan ayaa waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudug: Guddiga Socdaalka Nabadda Mudug Iyo Puntland Oo Booqday Goobo Ay isku Heysteen Xoolo Dhaqato Guddiga nabad-gelyada Mudug iyo Puntland ayaa socdaal ku tagay deegaannada Bari ee gobolka mudug halkaasi oo ay ku dhaqanyihiin xoolo dhaqato in muddo ah ay ka dhex taagneyd colaad. Guddigan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/Dhexe: Beeraleyda Oo Bilaabay Tacbashada Dallagga Beeraha Dadka Beeraleyda ah ee ku nool Jowhar ayaa bilaabay ka faa’ideysiga xilliga tacabka beeraha, qaarkood ayaa bilaabay diyaarinta dhulkii wax lagu tabci lahaa, halka kuwa kalana ay horay u tabcadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Dowladda hoose Oo Soo Qabatay Cabitaanno Dhacay Waaxda Fayadhowrka dowladda hoose degmada Garoowe ayaa soo bandhigtay 20 Kartoon oo ay ku jiraan cabitaanno dhacay kuwaas oo laga soo qabtay bakhaarada ganacsiga ee magaalada Garoowe. Cabdicasiis Maxamed Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ashraf Ghani: Daacishta Ku Sugan Gudaha Dalkeenna kama Badna Labo Kun Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa sheegay maanta oo Talaado ah in tirada hubeysan ee kooxda Daacish ee ku sugan dalkiisa aysan ka badneyn ku dhawaad labo kun. Ashraf Ghani ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Ookiyaalo Smarti Ah Oo La Soo-saaray Waxay u muuqataa wixii aan markii hore ku maqli jirnay qisooyinka khiyaaliga ah ama aan ku arki jirtay aflaamta ay dhaboobayaan maalinba maalinta ka dambeysa, waxaa soo baxay ookiyaale Smarts-ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Iyo Ruushka Oo Iska Kaashanaya Dhinacyada, Dhaqaalaha Iyo Millatariga Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamda ayaa gaaray magaalada Moscow ee caasimadda Ruushka, halkaas oo uu ku tagay booqasho shaqo oo qaadaneysa laba maalmood, ka dib markii uu dhiggiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar: Xukuumadda Wax Shaqo Ah dalka Kama Heyso Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo maanta ka mid ahaa Xildhibaanno ka hadlayey khilaafka golaha shacabka ayaa sheegay in xukuumadda Federaalka Soomaaliya aysan wax shaqo ah dalka aysan u heynin. Mar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Laga Dareemayo Qiimaha Qaraha Suuqyada Muqdisho Iyada oo lagu jiro waqtiga jilaalka, xilligan oo kale marka la gaaro guud ahaan Soomaaliya waxaa aad uso go’a qaraha, iyada oo dadku aad u iibsadaan si ay qabow uga…