Daraasad Cusub: Dharka Cusub Oo Aan La Mayrin Waxaa Laga Qaadaa Cudurro Dhanka Maqaarka Ah Sheeko:Wararka Caafimaadka Way adag tahay inaad iska caabbiso xirashada dhar cusub oo aad imika uun soo iibsatay, laakiin dhakhaatiirta cudurrada maqaarku waxay inoo sheegayaan khatarta ay caadadaasi leedahay oo ay mudan tahay… 2 daqiiqo