10-ka Shirkadood ee Dunida Ugu Hal-abuurka Badan Dhinaca Aqoonta 2017 Sheeko:War 10 shirkadood ee dunida ugu hal-abuurka badan dhinaca waxbarashada ayaa waxaa ka soo dhex muuqday, kaalinta Kowaadna kaga jirta shirkadda caanka ee dhanka teknoloojiyadda ee Microsoft. Wargeyska la yiraahdo FastCompany… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Somaliland Ah Oo Habmalyo iyo Talo Soo Jeedin Udiray Ra’isul Wasaare Kheyre Aadan Axmed Cilmi “Dhoolayare” oo horey uga soo noqday Somaliland wasiirka Cadaaladda ayaa waxa uu soo dhaweeyay Ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre, isagoo shacabka Soomaaliyeedna ugu baaqay iney la shaqeeyaan.…
3 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Farmaajo oo Farriin Ku aaddan Ra’isul Wasaaraha u Diray Shacabka iyo Xubnaha Baarlamaanka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa Farriin u diray shacabka Soomaaliyeed iyo Xubnaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlay xulashadiisa ra’isul…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay 5 Guddi iyo Labo Habdhowre oo uu Yeelanayo Golaha Golaha Aqalka Sare oo maanta iskugu yimid kalfadhigoodii Koowaad kulankiisii Lixaad ayaa maanta waxay Ansixiyeen Labo Hab-dhowre oo rasmi ah iyo 5 guddi oo Kumeelgaar ah. Kulanka maanta oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Waxa uu Haystaa 15 Shahaado Jaamacadeed, Mid Ka Mid ahna Kuma Shaqeysto!!! Dadka qaar ayaa waxay aaminsan yihiin in shakhsiga shahaadooyinka ugu badan haystaa uu yahay, canuga yar ee mucjisada ah ee helay darajooyinka ugu sarreeya ee imtixaanka garaadka dunida, ama uu…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Ingiriiska oo Heshiisyo Dhanka Shaaha iyo Ubaxa ah La Galeysa Dalka Kenya Dowladda Ingrisiisk aayaa heshiisyo dhanka Shaaha iyo Ubaxa ah la galeysa dalka Kenya, kadib marka uu dhameystirmo tallaabooyika ugu dambeeyay ee Ingiriisku uga baxay Midowga Yurub oo hadda socda. Nick…
2 daqiiqo Sheeko:War Kalfadhigii 62-aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Furmay Kalfadhigii 62 aad ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga furmay xarunta golaha ee caasimadda maamulka Somaliland ee Hargeysa. Kulanka Golaha Guurtida ee maanta ayaa ahaa Furitaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Itoobiya oo Raashin Mucaawino ah Gaarsiisay Somaliland Somaliland ayaa waxaa soo gaaray deeq raashin loogu talogelay dadka abaarhu dhibaateeyeen ee gobollada kala duwan ee maamulka, iyadoo deeqda ay ka timid dhanka dowladda Itoobiya. Raashinkan oo ka koobnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaanbax Lagu Taageerayo Magacaabista Xasan Cali Kheyre oo Ka Socda Muqdisho Dibadbax ballaaran oo lagu taageerayao ra’isul wasaaraha uu magacaabay madaxweyne Farmaajo ee Xasan Cali Keyre oo ay ka qeybqaadayaan dadweyne ka kala socda degmooyinka kala duwan ee gobolka Banaadir ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay, Howlgallo Ka Dhan ah al-Shabaab oo Ka Socda Gobolka Gedo Howlgallo ka dhan ah al-Shabaab oo waddooyinka loogu furayo dadka abaaruhu ku dhufteen si loogu gurmado ayaa ka socda gobolka Gedo. Gudoomiye ku-xigeenka dhanka ammaanka Gobolka gedo Maxamed Xuseen Al-Qaadi…