Majaajiliistaha Ajakis oo Laga Soo Musaafurinayo Somaliland Sheeko:Dalka Majaajiliistaha caanka ah ee Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis) oo shalay lagu xiray magaalada Haargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu wadaa in laga soo musaafuriyo magaaladaasi. Xariggan sababta ka dambeysa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhac Ku Yimid Doorashooyinka Somaliland ee March, 2017 Maamulka Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay maanta in doorashadii maamulka aaney ku qabsoomi karin wakhtigii horey loo qorsheeyay ee 28, March,2017. Kulan ay maanta magaalada Hargeysa ku yeesheen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Kursi oo Golaha Shacabka ah Ayaa Maanta Lagu Doortay Muqdisho Waxaa maanta la doortay Saddex xubnood oo ka mid noqonaya aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaa hadda ka harsan kursi kaliya doorashada xubnaha aqalka hoose ee gobollada Waqooyi. Waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:War Davos 2017: Isku Day Lagu Dardar Gelinayo Dhaqaalaha Dunida Sanadkasta xilligan oo kale, dadka dunida ugu taajirsan ayaa ku kulmay shirka dhaqaalaha dunida ee Davos dalka Switzerland, waxaa shirkan meel wada fariista, kumanaan maalmule, Madax dawladeed, siyaasiyiin oo hal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Guddiga Ammaanka AU oo Burundi Kala Hadlaya Ciidamda Ay Kala Baxayaan Soomaaliya Guddoomiyaha guddiga Nabadda iyo Ammaanka Afrika, Smail Chergui, ayaa Arbacadii Shalay bilaabay booqasho qaadaneysa muddo Labo cisho oo uu ku gaaray dalka Burundi, iyadoo ay jirto in dowladdaas ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Kursi oo Aqalka Hoose ee BFS ah oo Lagu Doortay Muqdisho Saddex kursi oo ka tirsan kuraaska aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho. Xarunta guddiga doorashooyinka dadban ee Muqdisho waxaa maanta lagu doortay saddex mudane…
2 daqiiqo Sheeko:War Imisa Musharrax Ayaa Isku Diiwaangelisay Tartanka Guddoonka Aqalka Sare ee BFS? Guddoomiyaha guddi hoosaadka diiwaangelinta doorashada guddoonka aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxmuud oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa noo xaqiijiyay in uu hal musharrax oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xubnaha Aqalka Sare ee 54 oo Si Dhameystiran uga Qeybgeli Doona Doorashada Guddoonka Golaha Guddoomiyaha kumeel gaarka ah ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Raage oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in xubnaha Aqalka Sare ay si buuxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 170 Qof oo Ku Waxyeelloobay Duqeyn Ka Dhacday Xero Barakacayaal ah Gudaha Dalka Nigeria Ururka dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ayaa sheegay in Tobanaan qof la dilay Talaadadii, kadib markii diyaarad milatari oo ay leedahay dowladda Nigeria ay si kama’ ah u duqeysay…
2 daqiiqo Sheeko:War Dhaqaalaha Dalka Suudaan oo Rajo Cusub Ay Soo Gashay 20 sano oo cunaqabateyn ah ka dib, dadka reer Suudaan ayaa waxaa soo gashay yididiilo cusub oo ah in dhaqaalaha nolol cusubi soo galayso oo in muddo ah la daalaa…