Xubno ka Tisan Baarlamaanka Federaalka oo Ku Taliyay in Gabi ahaanba Meesha Laga Saaro Aqalka Sare Sheeko:War Xildhibaanada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa ka dooday qabyo qoraalka Sharciga Doorasho ee 2016, iyadoo intooda badani ay isku raacsanaayeen in gabi ahaanba… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka oo Labo Sharci ka Sameeyay Hanaanka Doorasho ee 2016 Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa labo sharci kasoo saaray hanaanka Doorasho ee 2016. Kulanka baarlamaanka oo ahaa kalfadhigii 8aad kulankiisii 11aad, ayaa waxaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka oo Maanta ka Doodaya Mashruuc Sharci oo Lagu Ogolaanayo In Doorasho Dadban ay Dalka Ka Dhacdo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u ballansan kulan ku saabsan arrimaha doorashooyinka 2016, ayadoo guddigii loo xil saaray diyaarinta mashruuc sharci oo lagu ogolaanayo iney doorasho dadbani ay dalka ka…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Puntland Oo Baarlamaanka Federaalka Uga Digay Inay Wax Ka Bedalaan Qodobo Dastuuri Ah Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ka tirsan baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay inaan baarlamaanka federaalku xaq u lahayn iney wax ka bedel…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan C/raxmaan Xoosh: “Madaxweynuhu Khaladka uu Galay Ha Ka Qirto Baarlamaanka Hortiisa” Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa madaxweyne Xasan Sheekh ku Eedeeyay inuu ku tuntay dastuurka dalka,kana dalbaday inuu horyimaaddo baarlamaanka khaladaakiisana. Xildhibaanka oo isagoo Nairobi…