Turkiga Iyo Mareykanka Oo Is Dhaafsaday Xayiraadda Soo Saaridda Dal Ku Galka Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga ayaa go’aansatay in ay joojiso u soo saaridd Visooyinka muwaadiniinta Mareykanka ah, marka laga reebo viisaha socdaalka, ka dib tallaabo midaan oo kale oo uu mareykanka qaatay xilli… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shirka Wadatashiga Maamul Goboleedyada Oo Caawa Ka Furmay Kismaayo Caawa waxaa si rasmi ah magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose uga furmay shirka wadatashiga maamul goboleedyada, waxaana ka qeybgalaya dhammaan madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira. Shirkaan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Khayre oo la kulmay Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta Aqalka Sare kula kulmay guddiga la socodka arrimaha dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka. Waxana ay ka wada hadleen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Xildhibaan Lagu Dhaawacay Magaalada Jowhar, Sh/dhexe Askari la sheegay inuu ka tirsan yahay ciidamada dowladda Federaalka Soomaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta waxa uu rasaaseeyay gaari yar oo ay la socdeen Labo xildhibaan oo ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Gaaray Kismaayo, Kana Warbixiyey Waxa Looga Hadlayo Shirka Kismaayo Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Gaas oo si kooban uga hadlay shirka maamul goboleedyada uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Wadahadal Ugu Baaqay Dowladda Federaalka Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa wadahadal ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya. Xaaf oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dowladda looga baaan yahay iney wadahadal la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan AMISOM Oo Qarax Lagula Eegtay Duleedka Muqdisho Wararka ka imaanaya deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi qarax Miino lagula eegtay askar ka tirsan AMISOM. Dad ku dhow halka ay wax ka dhaceyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DAAWO: Dhallinyaro Soomaaliyeed Oo Loo Tababarayo Difaaca Badaha Dalxiis uma dabaalanayaan dhalinyaradaan, todobaadkiiba Hal mar ayey halkani yimaadaan iyaga oo haminaya in ay bartaan dabaal ka duwan mida qofka caadiga ah uu sameeyo si ay iskugu diyaariyaan mustaqbalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Galmudug Maxay Ka Tiri Shirka Dastuurka Ee Ka Furmaya Muqdisho? Maamulka Galmudug ayaa dhankooda waxay si gaar ah uga hadleen shirka Dastuurka ee ka furmaya magaalada Muqdisho oo maamul goboleedyada qaar ay diideen. Wasiirka Dastuurka ee Galmudug Maxamed Cabdi Colaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed “Shirka Dastuurka Kama Qeybgaleyno” Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in aysan kasoo horjeedin shirka arrimaha Dastuurka ee la filayo in maanta uu ka furmo magaalada Muqdisho, balse ay doonayaan in dib loo dhigo. Wasiirka Dastuurka…