Burcad Badeedda Soomaalida Oo Laga Badbaadiyey Markab Ganacsi Sheeko:Dalka Taliska ciidamada Badde ee MARCOS ayaa sheegay in jimcihii ay fashiliyeen weerar ay kooxa burcad badeedda Soomaalida ku doonayeen iney ku qafaashaan markab ganacsi oo laga leeyahay dalka India. Saraakiil… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Lagu Diley Deegaanka Kudhaa Ee J/hoose Labo qof oo la sheegay iney ahaayeen shacab ayaa lagu soo waramayaa in fiidkii xalay ahaa lagu diley deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubada Hoose. Qof deegaanka ah ayaa xaqiijiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Rajo Ka Muujiyey Miro Dhalka Shirka Kismaayo Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa rajo wanaagsan wuxuu ka muujiyey in isfaham uu kusoo dhammaado shirka ka furmi doona magaaladaasi ee u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Shirka Kismaayo Waa u Abshir Umadda Soomaaliyeed” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in shirka ka furmi doona Axadda Berri ah magaalada Kismaayo uu yahay mid lagu doonayo in looga hadlo aayaha dalka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Kismaayo Oo Aad Loo Adkeeyay Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa AMISOM ayaa si aad ah u adkeeyay ammaanka guud ee magaalada Kismaayo, halkaasi oo maalinta berri ah uu ka furmi doono shirka dowladda dhexe iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Ku Dhowaaqay In Cunoqabateynta Dhaqaale Ka Qaadayo Sudan Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay ka qaadeyso cunoqabateynta dhaqaale ee ay kusoo rogtay dalka Sudan Sanadkii 1997-kii. War ay soo saartay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka Heather Nauert, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay In Xildhibaannada Galmudug u Deyso Xallinta Khilaafka Madaxda Sare Ee Maamulkaasi Mid kamid ah waxgaradka ka soo jeeda Galmudug ayaa dowladda ugu baaqay in xildhibaannada gobolkaas laga soo doortay loo daayo dhameynta khilaafka jira. Nabadoon Cabdi Axmed Cali oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim: Shirka Kismaayo Wuxuu Sii Kala Fogeyn Karaa Madaxda Soomaalida (Dhageyso) Diblumaasi Maxamed Maxamuud Nuur Caalim ayaa sheegay in shirkaasi uu noqon karo mid sii kala fogeeya dhinacyada oo ay dhici karto inuu noqdo mid madaxda Soomaalida ay isku dhaleeceyso. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Kahor Yimid Shirka Kismaayo Cabdixakiin Camey, madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa sheegay in xilligaan aanu muhiim u arag in dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada ay shirk u yeeshaan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Siyaasi Shaki Geliyey Lacagta Ay Dowladda Ka Heshay Sacuudiga Mid kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaannada Puntland ayaa sheegay in suurtagal ay noqon karto in dowladda Soomaaliya ay la safato xulufada Sucuudiga. Professor Cabdullaahi Xuseen Xasan oo arrimaha siyaasadda…