Dhageyso: Kulan Dhiirogelin Ah Oo Loo Qabtay Ciidanka Isku Dhafka Ee Gaalkacyo Sheeko:Dalka Madasha is dhexgalka dhallinyarada magaalada Gaalkacyo ayaa qabtay kulan ay ku dhiirogelinayeen ciidamada Booliiska isku dhafka ah ee magaaladaasi. Waxaa kulankaan ka qeybgalay saraakiil ciidan, Waxgarad, aqoonyahanno, iyo sidoo kale… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Bariire Wararka saakay oo Axad ah ka imaanaya deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidamadan ayaa baaraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ciraaq Oo Daacish Hordhigtay Iney Qaataan Labo Arrin Midkood Ciidamada Ciraaq ayaa waxay bilaabeen hawlgal Millatari kaasi oo dib ugu soo ceshanayaan magaalada Tal Afar, taasi oo ah magaalo weyn oo ay gacanta ku hayaan ururka Daacish. Ra’iisulwasaaraha Ciraaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Sh/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo maanta ka dhacay duleedka deegaanka Bariire ee Sh/hoose, kaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Gaari Dameer oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kusoo Kordhay Xaaladda Deegaanka Bariire Ee Sh/hoose? Degaanshiyo ayaa laga dareemayaa deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo saakay ay la wareegeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Dadkii ku sugnaa deegaankan ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: 2 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Buuhoodle Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer. Maleeshiyaad kala taageerayey maamullada Khaatumo iyo sidoo kale Somaliland ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Hoggaanka Bulshada Rayidka Galmudug Oo La Doortay Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa magaalada Cadaado uga ka qeyb galay doorashada hogaanka ururada bulshada rayidka maamulkaasi 50 ruux oo ka kooban qeybaha kala duwan ee bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Shacab Ah Oo Lagu Dilay Degmada Jowhar, Sh/dhexe Wararka naga soo gaaraya degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa waxay sheegayaan in rag ku hubeysnaa ay dileen nin shacab ah. Ninka la dilay ayaa lagu magacaabayey Cabdalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Maraykanka Oo Toogtay Soomaali Madaxa Looga Jirey Ciidamada Booliiska ee dalka Maraykanka ayaa la sheegay iney toogteen muwaadin Soomaaliyeed, kaasi oo la xaqiijiyey in dhimirka uu la’aa. Muwaadinka la diley ayaa lagu magacaabayey Xuseen Xasan, waxaana la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Baaq u Direy Xildhibaannada Hirshabelle Waxgaradka ku dhaqan deegaannada Hirshabelle ayaa ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi iney soo doortaan madaxweyne isbedal keeni kara oo laga fiirsado cid walbo oo la dooranayo. Nabadoon C/raxmaan Jimcaalle oo…