Dhageyso: Xildhibaan Xaashi “Cosoble Waa Nin Daad Qaaday Xumbo Qabsay” Sheeko:Dalka Xildhibaan Nuur Xaashi oo kamid ah mudnayaasha baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey kulamo ay magaalada Jowhar kula qaateen wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya. Waxa uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo AMISOM Oo La Wareegay Deegaanka Bariire Sh/hoose Wararka saakay oo Sabti ah ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM ay Al-shabaab kala wareegeen deegaanka Bariire ee gobolkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Ka Walaacsan Amniga Muwaadiniinteeda Inta Ay Gudanayaan Acmaasha Xajka Dowladda Qatar ayaa waxay walaac ka muujisay nabadgalyada muwaadiniinteeda inta ay ku suganyihiin Sacuudi Carabiya oo ay gudanayaan acmaasha Xajka,ka dib markii la isku furay xadka labada dal. Wasiirka arrimaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Sharciga La Dagaalanka Argagaxisada Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
4 daqiiqo Sheeko:War Maxay Soomaaliya ka Baran Kartaa Doorashadii Kenya? Bariga Africa waxaa inta badan ka dhaca doorashooyin madaxtanimo taasoo ay ku wada tartamaan madaxda Dowladdaha uu wakhtiga ka sii idlaanayo iyo sidoo kale siyaasiin cusub oo doonaya inay qabtaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaanno Ka Baxay Garabka Cosoble Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle ayaa waxaa ka soconaya kulamo siyaasadeed oo lagaga hadlayo aayaha maamulkaasi. Iyadoo dhowaan baarlamaanku ay cod aqlabiyad leh xilka kaga qaadeen madaxweynihii Hirshabeelle Cali Cabdullaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Oo Dagaal Ugu Hanjabtay Somaliland Maamulka Puntland ayaa Somaliland ugu hanjabay dagaal haddii aysan joojin arrimaha doorashooyin ee ka soconaya gobollada Sool iyo Sanaag. Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo la hadlay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Xaaf “Waa Muhiim In La Tirokoobo Barakacayaasha” Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay iney muhiim tahay tirakoob lagu sameeyo qoysaska abaaruhu saameeyeen, kahor inta aysan soo gaarin Galmudug gargaar loogu talogalay in lagu caawiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qalabeynta Ciidanka Isku Dhafka Ee Mudug Oo Heer Gabogabo Ah Mareysa Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in dhammaad uu marayo qalabeynta ciidanka isku dhafka ah ee loo sameeyay magaalada Gaalkacyo ee gobola Mudug. Camey ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Kamid Ah Mudug Wararka saakay oo Khamiis ah ka imaanaya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeeysa dad xoolo dhaqato ah kuwaasi oo kasoo kala…