Ra’iisul Wasaaraha Oo Dib u Daah Furay Kuliyadda Saxaafadda Ee Jaamacadda Ummadda Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah-furayey Kuliyadda Cilmiga Warbaahinta iyo Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, taas oo lagu qabtay xarunta… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Magacaabay Wasiir KMG Ah Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa xildhibaan C/waaxid Axmed Yare wuxuu u magacaabay wasiika dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Jubbaland, xilkaasi oo KMG ah. Axmed Madoobe ayaa wareegtada uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal u Abaabulan Qaab Qabiil Oo Ka Dhacay Marka Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose. Maleeshiyaad kasoo kala jeeda Labo beel oo dega…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Ku Dagaallamay Deegaanka Golodogob Ee Mudug Dagaal u dhaxeeya beello walaalo ah ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaanka Goldogob ee gobolka Mudug, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Dagaalkan ayaa ka dambeeyay kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Lagu Diirsaday Oo Ka Da’aya Muqdisho Roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa saakay ka da’aya magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah gobollada dalka. Roobkan oo bilowday abaare salaaddii subax ee saakay ayaa si aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Khasaare Ka Dhashay Qarax Galabta Ka Dhacay Degmada Waaberi Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gelinkii dambe ee maanta ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare soo gaaray dad shacab ah. Goob jooge…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wakiilkii Al-shabaab Ee Gobolka Banaadir Oo Lagu Diley Sh/hoose War-saxaafdeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la rumeysan yahay in howlgal qorsheysan oo ay sameeyeen ciidamada dowldda iyo kuwa saaxiibada la ah dowladda lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha “AMISOM Waxey u Joogaan Si Ay Shacabka Uga Difaacaan Argagaxisada” Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka tacsiyeeyey askartii ku geeriyootay dagaalkii ka dhacay deegaanka Golweyn. Ciidankaas oo isugu jira kuwa AMISOM iyo ciidanka XDS oo difaacaya shacabka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Labo Qodob Kala Hadlay Hay’adaha Ammaanka Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa maanta kulan la yeeshay dhammaan taliyeyaasha ciidamada qalabka oo uu kala hadlay arrimo muhiim ah. Kulankaan oo saacado qaatay ayaa madaxweynaha waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Islow Oo Jowhar Kaga Qeybgalaya Shir Lagu Heshiisiinayo Beello Dagaallamay Wasiirka amniga gudaha Maxamed Abukar Islow iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabelle, halkaasi oo lagu soo dhoweeyay. Wafdiga wasiirka waxaa Jowhar kusoo…