Baydhabo: 12 Qof Oo Shil Ku Geeriyootey, Sanadkaan Gudahiisa Sheeko:Dalka Taliska ciidamada Ilaalada waddooyinka gobolka Baay ayaa ka hadlay dhibaatooyinka adage ee xilligaan ka taagan waddooyinka magaalada Baydhabo iyo sidoo kale sanadkaan inta ruux ee ku dhimatay shil ka dhacay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xaad Oo Baaq Nabadeed u Diray Beello Ku Dagaallamay Galgaduud Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay beello walaalo ah oo maalintii shalay ahayd ku dagaallamay deegaanka Labi Caanood oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Afar Carruur Ah Oo Shuban Biyood Ugu Geeriyootey Sh/hoose Deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka, kaasi oo soo ritey dad badan. Tuulada Sagaalaad oo kamid ah deegaannada hoostada degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda Oo Sheegtay Iney Xoojineyso Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-shabaab Dowladda Uganda ayaa sheegtay iney xoojin doonto dagaalka ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab, islamarkaana Soomaaliya ay ka caawin doonaan amniga iyo iney dib cagaheeda isku soo taagto. Madaxweynaha dalkaasi Yuwer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Maanta Shir Uga Qeybgalaya Doxa, Qadar Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta oo Axad ah wuxuu magaalada Doxa ee dalka Qadar kaga qeybgali doonaa shirka 2017 Doha Forum kaasi oo labo maalmood halkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuuriyada Waqooyi Oo Gantaal Tijaabisay Kuuriyada waqooyi ayaa waxay tijaabisay gantaal uu nuuciisu yahay ballistic missile sida ay sheegtay dalka ay dariska yihiin ee Kuuriyada Koofureed. Wakaaladda wararka ee dalka Kuuriyada Koofureed ayaa waxay sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Baardheere: Waxaan Qarxinnay Miino Lagu Aasay Meel Lagu Shaaho Taliska ciidanka booliiska ee degmada Baardheere ayaa sheegay iney qarxiyeen Miino lagu aasay goob lagu shaaho oo degmadaasi ku taalla. Maxamed Axmed Xasan, taliyaha saldhigga Booliiska degmada Baardheere oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Beeleed Ka Dhacay Galgaduud Dagaal u dhaxeeya Labo beel oo walaalo ah ayaa maanta illaa iyo xalay ka dhacay deegaanka Libi Caanood ee gobolka Galgaduud, kaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye MM Macallin Oo Maanta Ku Geeriyoodey Magaalada Nairobi Allaha u naxariistee waxaa isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday wariye Maxamuud Maxamed Macalin, halkaasi oo uu ku xanuunsanayey. MM Macalin ayaa ka tirsanaa wariyeyaasha ka…