Aqoonyahan Shariif Roobow: Ciidamada Dowladda Iyo AMISOM Wey Ka Gaabiyeen Shaqadood Sheeko:Dalka Aqoonyahan Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka amniga ayaa sheegay in xilligaan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka gaabiyeen shaqooyinkii looga baahnaa. Waxa uu sheegay in Al-shabaab… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/hoose: Beeraleyda Oo Cabasho Ka Ah Biyo Yaraanta Wabiga Shabelle Beeralayda gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxay ka cabanayaan biyo yaraanta Wabiga Shabelle iyadoo xilligaan sare u kac ku yimid qiimaha la kala siisto qudaarta. Cali Cabdullahi oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Afgooye Oo Sheegay Iney Adkeeyeen Amniga Degmadaasi Maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay sugeyn amniga guud ee degmadaasi, islamarkaana ciidamada dowladda ay degmadaasi ka wadaan howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Guddoomiyaha degmadaasi Cabdinaasir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Turkig Oo Heshiis Ganacsi Kala Saxiixday Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda federaalka Soomaaliya Abuukar Maxamed Daahiye iyo Ruugta Ganacsiga Soomaaliya ayaa kulan muhiim ah dhowaan waxay la yeesheen Mas’ulyiin ka socday Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Abaar Ugu Geeriyootey Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Saddex qof oo xoolo dhaqato ah ay Abaar darteed ugu geeriyoodeen deegaanka Qoordheere oo bariga ka xigta degmada Jowhar ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka Hal Doolar Ku Dhiso Dalkaaga Oo Lagaga Dhawaaqay B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa kaga dhawaaqay magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, barnaaamij loogu magac daray Hal doolar ku dhiso dalkaaga, si loogu horumariyo adeegyada bulshada aasaasiga u ah. Munaasabadda lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Cali Gaab: Waa In La Sugaa Amniga Hoteellada Muqdisho Taliyahii hore ee ciidanka Booliiska qeybta gobolka Banaadir Cali Xirsi Barre (Gaab) ayaa sheegay in ciidanka Booliiska iyo guud ahaan laamaha amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay kaalin xooggan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: Barnaamijka Hilin-tagga Madaxtooyada Iyo Musharrax Maxamuud Maxamed Culusow Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya. Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada waxaa habeenkii xalay marti…
1 daqiiqo Sheeko:War SAWIRRO: Guddoomiye Jawaari Oo La Kulmay Xildhibaannada Labada Aqal Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Golaha Shacabka Mudane C/weli Sheekh Ibraahin Muudeey ayaa ka qeybgalay casho sharaf ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Gargaar Caafimaad u Ballanqaadey Gabar Lagu Kufsaday Goldogob Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay falkii kufsiga iyo jirdilka isku jiray ee Galdogob loogu geeystay gabdho Soomaaliyeed. “Aad iyo aad ayey ii xanuun jisay…