Xildhibaan Axmed Maxamed “Baarlamaanka Cusub Waxbadan Ayuu Ka Bedali Doonaa Xaaladda Dalka” Sheeko:War Xildhibaan Axmed Maxamed Dubays oo mid ah mudanyaasha baarlamaanka ee lagu soo doortey Garoowe ayaa sheegay in baarlamaanka cusub ee Soomaaliya uu waxbadan ka bedali doono xaaladda siyaasadeed ee dalka.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Maleeshiyo Beeleed Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Sool Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed. Wariyaha Goobjoog ee gobolkaasi Faarax Dubad ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jabhadda Xoreynta Deegaannada Khaatumo Oo Looga Dhowaaqay Buuhoodle Degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer waxaa looga dhowaaqay jabhad lagu magacaabo Jabhadda Xoreynta deegaannada Khaatumo, taasi oo la sheegay iney la dagaallami doonto Somaliland. Jabhaddan waxaa guddoomiye looga dhigey Faysal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan: Doorashada Waqtigeeda Kuma Dhici Doonto Guddoomiyahii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, haatanna ah musharax madaxweyne ayaa sheegay in doorashada Soomaaliya aysan dhici doonin waqtigii hadda loo asteeyey. Waxa uu sheegay Tarsan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh/hoose Oo Ka Hadlay Dhibaato Ay Ciidanka AMISOM u Geysteen Dad Shacab Ah Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka hadlay dhibaato ay shalay iyo habeen hore ciidamada AMISOM ka geysteen degeenno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Guddoomiyaha gobolkaasi Ibraahim Cali Aadan oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Aqalka Hoose: Lix Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Muqdisho Qoraal lasoo dhigey barta Twitter-ka ku leeyihiin guddiga doorashada dadban ee heer Federaal ayaa lagu shaaciyey in maanta oo Isniin ah ay dhici doonto doorashada xildhibaannada gobollada Waqooyi, loona tartami…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dood Ku Saabsan Doorashooyinka Dalka Ka Socda (MAQAL) Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa maqalka dood ku saabsan doorashooyinka dalka ka socda, hanaanka loo soo doortay xildhibaannada, muranka ku saabsan qaar kamid ah kuraasta aqalka hoose iyo arrimo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaari Ay Wateen Askar Ka Tirsan AMISOM Oo 5 Qof Ku Diley Sh/hoose 5 qof oo shacab ah ayaa maanta ku geeriyootey deegaanka Ceel-wareegow ee gobolka Shabellaha Hoose, kadib markii gaadiid AMISOM la socdeen la jiirsiiyey hoy ay ku sugnaayeen dadkaasi. Dadka dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabdho Soomaaliyeed Oo Lagu Diley Canada & Goobjoog News Oo Wareysatay Aabaha Gabdhahaasi Meydka Laba gabar oo Soomaaliyeed ayaa laga helay hoyga ay ka deganaayeen Magaalada Ottawa ee dalka Canada, kadib markii dilkooda la sheegay in loo adeegsaday Mindi. Gabdhahan ayaa lagu kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan AMISOM Oo Dad Shacab Ah Ku Diley Sh/hoose Askar ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa la sheegay in ay dileen Lix qof oo shacab ah kadib markii ay qori baasuuke ah ku dhufteen gaari qudaar usoo wadey magaalada Muqdisho.…