Madaxweyne Xasan: Yaan La Dhinac Marin Wixii Lagu Heshiiyey Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey arrimaha doorashooyinka ayaa sheegay in hadda meel wanaagsan ay mareyso howlahaasi. Waxa uu sheegay Madaxweynaha in guddiyada doorashada laga doonayo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar Oo Cambaareysay Qaraxii Shalay Ka Dhacay Muqdisho Dowladda Masar ayaa si kulul u cambaareysay qaraxii xoogganaa ee Sabtidii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuqa Beerta ee degmada Waaberi, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Sh/dhexe Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo gabal dhacii shalay ka dhacay deegaan ku dhow degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe. Wararka waxay sheegayaan in Miinadan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax Xooggan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ah ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan nawaaxiga Suuqa Beerta degmada Waaberi halkaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalmudug: Diyaar Baan u Nahay Difaaca Dalkeenna Iyo Dadkeenna Maamulka Galmudug ayaa sheegay in mar walbo ay diyaar u yihiin difaaca dalka iyo dadkooda, islamarkaana ay garab siin doonaan cid walbo oo isku diyaarisa in dalka ay difaacdo. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MSF: Soomaali Kasoo Carartey Abaar Ayaa u Gudbay Itoobiya Hay’adda Dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ayaa sheegtay in qaxooti badan oo Soomaaliyeed islamarkaana ka cararay abaaraha ka jira dalka ay ka tallaabeen xuduudda u dhaxeysa Soomaaaliya iyo Itoobiya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Gedo Oo Ka Qeylo Qaaday Abaarta Ka Jirta Gobolkaasi Waxgaradka ku dhaqan gobolka Gedo ayaa ka qeylo dhaamiyey abaar daran oo ka jirta deegaanno kamid ah gobolkaasi, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Nabadoon Daqare Cabdi Colaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay S/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarado dagaal oo habeen kahor duqeyn ka geystay duleedka degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Diyaaradahan oo ahaa sida la sheegay kuwa qumaatiga u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Lagu Sameeyey Xuquuqda Maxaabiista Ku Jirta Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho Taliska ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in isbedal ballaaran ay ku sameeyeen xuquuqda maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Taliye ku xigeenka ciidamada Asluubta C/kariin Afrax oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Bogaadisey Tallaabadii Tartanka Looga Reebay Musharraxiin Aqalka Hoose Ah Qaramada Midoobey iyo beesha Caalamka ayaa waxay amaaneen tallaabadii uu qaadey guddiga doorashada Soomaaliya, taas oo tartanka looga reebayo qaar kamid ah musharraxiinta oo lagu eedeeyey in ay ku lug…