Axmed Madoobe Oo Farriin u Diray Puntland Iyo Galmudug Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaallada dib uga soo cusboonaadey magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Axmed Madoobe ayaa sheegay in wax aad… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Axmed Diiriye: Hala Joojiyo Dagaalka Gaalkacyo Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqey maamullada Puntland iyo Galmudug in si shuruud la’aan ah ku joojiyaan dagaalla socda magaalada Gaalkacyo. Nabadoonka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Ka Jirta Gobolka Bari Oo Saameysay Dadka Iyo Duunyada Waxaa kasii dareysa xaaladda nololeed ee dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaanno ka tirsan gobolka Bari oo ay ka jirto abaar daran. Deegaannadan waxaa ka jirta biyo la’aan baahsan oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Hirshabelle Oo Dooranaya Xubnaha Aqalka Sare Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ay doortaan xubnaha u tartamaya 8-da kursi ee maamulkaasi uga soo aadey aqalka sare. Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle Sheekh…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Gaarey Deegaanno Hor Leh Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo ballaaran waxay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, iyaga oo gaarey deegaanno ay horey u maamuli jireen Xarakada Al-shabaab.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Doorashooyinka Aqalka Hoose Oo Loo Diyaargaroobayo Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa wada dedaalladii ugu dambeeyey ee lagu xareynayo ergada doorashada xildhibaannada aqalka hoose ee Galmudug uga mid noqonaya dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxa uu guddigan kulamo kala duwan …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Saakay Laga Soo Sheegayo Gaalkacyo Wararka saakay oo Isniin ah ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxay sheegayaan in halkaasi laga dareemayo xiisad dagaal oo u dhaxeysa maamullada Puntland iyo Galmdug. Dagaal u dhaxeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Si Kulu u Weeraray Soomaalida Ku Nool Maraykanka Musharraxa Xisbiga Jamhuuriga dalka Maraykanka Donal Trump ayaa mar kale waxa uu si kulul u weeraray Soomaalida ku nool dalkaasi, oo uu sheegay iney yihiin Musiibo loo soo direy Maraykanka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Wada Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Ku Dagaallamey Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay askar ka wada tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe. Inta la xaqiijiyey Hal qof oo ka tirsan askartii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Culimada Oo Baaq u Dirtey Puntland Iyo Galmudug Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqday maamullada Puntland iyo Galmudug in si shuruud la’aan ah ku joojiyaan dagaallada ka socda magaalada Gaalkacyo. Hay’adda ayaa sheegtay in Magaalada Gaalkacyo ay u…