Madaxweyne Xasan Oo Soo Dhoweeyey Bilowga Doorashooyinka Baarlamaanka Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey bilowga doorashooyinka Baarlamaanka oo maanta ka bilowday Garoowe, xarunta Dowlad Goboleedka Puntland. Dowlad Goboleeyada kalena ay ku howlan yihiin… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Maxaabiis Kasoo Wareejineysa Deegaannada Galmudug Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in ay wadaan qorsheyaal ay maxaabiis ku xiran deegaannada uu ka arrimiyo Galmudug uga soo wareejiyaan. Waxa uu sheegay Xeer…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed: Imaaraadka Looma Tagin Arrimo La Xiriira Doorashooyinka Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in waxbo kama jiraan ay tahay in dalka Isku Tagga Imaaraadka Carabta ay u tageen arrimo la xiriira doorashooyinka dalka ka dhici…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Shaqo Abuur Loo Sameynayo Dhallinyarada Kasoo Laabatey Qaxootiga Kenya Wasaaradda shaqada iyo shaqaaalaha ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in ay waddo dedaallo ay shaqo abuur ugu sameynayso dhallinyarada kasoo jeeda qoysaskii kasoo laabtey xerada Dhadhaab ee wadanka Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaankii Ugu Horreeyey Ee Aqalka Hoose Oo Lagu Doortey Garoowe Waxaa goor dhow magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal lagu doortay xildhibaankii ugu horreeyey ee Aqalka Hoose, kadib doorasho dhacday. Cali Yuusuf Cali ayaa noqday xildhibaanka ugu horreeya ee aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare Ee Hirshabelle Maamulka Hirshabelle ayaa soo saaray liiska musharraxiinta xubnaha 8-da ah ee maamulkaasi uga soo aadey aqalka sare ee dalka. Liiskan haweenka waxay si toos ah ugu tartami doonaan Hal Kursi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey Oo Ka Digtey Qatarta Al-shabaab Warbixin kasoo baxday golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in weli ay jirto qatarta dhanka ammaanka ay ku hayso Xarakada Al-shabaab gudaha Soomaaliya. Waxaa lagu caddeeyey warbixintan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Gobollada Jubbooyinka Oo Hawada Ka Maqan Waxaa maalintii Shanaad hawada ka maqan Isgaarsiinta gobollada Jubooyinka, kadib markii la sheegay iney damiyeen Xarakada Al-shabaab. Magaalada Kismaayo ayaa kamid ahayd meelihii ugu horreeyay ee Isgaarsiinta hawada laga saarey,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Loo Ogolaaday Inuu u Istaago Doorashada Madaxweyne Ee Soomaaliya Xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxa ay madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan ay u ogolaadeen inuu noqdo musharrax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Maxaas: Barakacayaal u Baahan Gurmad Degdeg Ah Maamulka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa ka deyriyey xaaladda nololeed ee dad barakacayaal ah oo ku sugan degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada ee degmada Maxaas Daahir Cali…