Puntland: Ma Joojineyno Dhismaha Maxjarka Gaalkacyo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland ayaa sheegay in aysan joojin doonin dhismaha maxjarka magaalada Gaalkacyo, kadib dagaal ka dhashay dhismaha Maxjarkaasi. Wasiirka Deegaanka Puntland Cali Cabduulaahi warsame oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ka Barakacay Dagaallo Ka Dhacay Sh/hoose Shacab badan oo ku dhaqnaa deegaanka Muuri ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa billaabey in deegaankaasi ay isaga barakacaan kadib dagaallo kusoo noqnoqday halkaasi. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa habeenadii ugu dambeeyay xoojiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Roob Ka Da’ay Gobolka Hiiraan Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay roob wata Dabaylo oo ka da’ay deeganno ka tirsan gobolka Hiiraan, gaar ahaan deegaanno dhaca galbeedka gobolkaasi. Roobkan ayaa waxaa ka dhashay fatahaad sababtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka PUNSAA Oo Baaq Nabadeed Kasoo Saartay Dagaallada Gaalkacyo Dalladda bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa baaq nabadeed kasoo saartay dagaallada ka socda magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. War-saxaafadeed ay dalladu shaacisey ayeey ku sheegtay iney aad uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Saakay Laga Soo Sheegayo Magaalada Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in saakay halkaasi ay ka jirto xiisad u dhaxeeysa maamullada Puntland iyo Galmudug, xilli la wado dedaal Labada dhinac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Hambalyo u Diray Madaxda Cusub Ee Hirshabelle Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub iyo ku xigeenkiisa ee maamulka Hirshabelle. Qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa lagu yiri: Ra’iisul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Soo Dhaweeyay Doorashada Madaxda Hirshabelle Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay hoggaanka cusub ee Maamulka Hirshabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar. Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa loo doortay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali C/laahi Cosoble Oo Loo Doortay Madaxweynaha Hirshabelle Goor dhow waxaa soo gebogebowday doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabelle oo ka soconeysay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Waxaa xilkaan ku tartamayey musharraxiinta kala ah Cali C/laahi Cosoble iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Oo Ka Billaabatey Jowhar Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ka billaabatay codeynta doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabelle. Cali Maxamed Caraale oo kamid ah musharraxiinta u taagnaa xilka madaxweynaha Hirshabelle ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Muuri, Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyey ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa wuxuu ka dhacay deegaanka Muuri ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare kala duwan.…