Guddiga Doorashada Oo Soo Dhoweeyay Doorashadii Aqalka Sare Ee Galmudug Sheeko:Dalka Guddiga doorashada hee Federaal ayaa soo dhoweeyay doorashadii 16-kii illaa 17-kii bishan ka dhacay magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug kusoo doortay xubnaha u matalaya aqalka sare ee baarlamaanka. War-saxaafadeed kasoo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Saakay Ka Cusub Magaalada Gaalkacyo? Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in saakay halkaasi laga dareemayo deganaanshiyo aan cago badan ku taagneen, kadib dagaallo maalmo socday oo ka dhacay magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo Lagu Wado In Maanta La Doorto Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa lagu wadaa sida qorshaha yahay in maanta oo Isniin ah ay doortaan madaxweynaha maamulkaasi. Ammaanka guud ee magaalada Jowhar ayaa aad loo adkeeyay, waxaana socota…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare War-saxaafadeed kasoo baxay beesha caalamka ayaa lagu sheegay iney aad uga walaacsan yihiin in musharraxiinta aqalka sare ee baarlamaanka lagu soo daro xubno ay sheegeen in ay ka qeybqaateen dagaallo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland Oo Shaaciyey Waqtiga Ay Dhaceyso Doorashada Aqalka Sare Kulan degdeg ah oo maanta isugu yimaadaan xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa waxaa lagu shaaciyey waqtiga ay dhacayso doorashada xubnaha aqalka sare kaga soo aaddey Puntland. Waxa uu baarlamaanku isku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Liiska Sida Loo Kala Guuleystay Aqalka Sare Maamulka Galmudug ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee daagfuro doorashada 2016-ka kadib markii sabtidii ka dhacday doorashada aqalka sare. Shan ka mid ah sideedda kursi ee maamulkaas u matali doonta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorka Dhallinyarada Ee Doorashooyinka Dalka Dhallinyarada Soomaaliyeed sanadkan waa kuwa dedaal badan geliyay sidii ay kaalin muuqata ay uga gali la’haayeen Hanaanka Doorashada ee sanadkan 2016 madaama Tirada 51 qof ee codeyneysa dhallinyarada ku leeyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Drone Ah Oo Ku Dhacday J/hoose Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa waxay sheegayaan in shalay gelinkii dambe diyaarad nooca loo yaqaano Drone-ka ee wax basaasa ay ku dhacday deegaanka Qudus oo qiyaastii 45 Km…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Degmada Afgooye Oo Cabsho Ah Beeraleyda ku dhaqan degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa cabasho ka ah amni darri baahsan oo haysa, iyaga oo sheegay in dhibaato ay kala kulmaan rag ku labisan dareeska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xubnaha Ka Haray 8 Xubin Ee Aqalka Sare Oo Maanta La Dooranayo Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta oo Axad ah waxay dooran doonaa 3 xubin oo kamid ah xubnaha aqalka sare ee ka haray 8 Xubin ee kusoo aaddey maamulkaasi. Waxay…