Jubbaland Oo Billowday Qorshe Shaqo Loogu Abuurayo Dhallinyarada Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland ayaa billaabey qorshe ballaaran oo shaqo abuur loogu sameynayo dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Kismaayo oo ah xarunta gobolka Jubada Hoose. Magaalada Kismaayo waxaa tababaro dhanka farsamada… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Sugan B/weyne Oo Gargaar u Baahan Maamulka gobolkaa Hiiraan ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ku sugan yihiin dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan magaalada B/weyne. Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Kulamo La Leh Mas’uuliyiin Ka Tirsan Puntland Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ku sugan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa kulamo kala duwan waxa uu la leeyahay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland. Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas “Waxaan Ku Baaqeynaa In La Joojiyo Xabadda” Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaallada ka socda magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeya ciidamada maamulkiisa iyo kuwa Galmudug. Gaas ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiinta Madaxweyne Ee Hirshabelle Oo Maanta Khudbeynaya Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee maamulka Hirshabelle ay khudbado kahor jeediyeen xildhibaannada baarlamaanka ee maamulkaasi. Xilka madaxweyne ee maamulka Hirshabelle waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Gaalkacyo Oo Lagu Dagaallamay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Puntland iyo Galmudug ayaa shalay gelinkii dambe iyo xalay fiidkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, waxaana dagaalkaasi geystay khasaare kala duwan. Mas’uuliyiin ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidanka Puntland: Annaga Cidna Weerar Kuma Nihin Taliyaha ciidanka Puntland Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere) oo ka hadlay dagaallada ka socda magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in ka maamul ahaan aaney cidna weerar ku ahayn. Wuxuu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo u Safray Isku Tagga Imaaraadka Carabta Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u ambabaxay wadanka Isku tagga Imaaraadka Carabta, xilli magaalada Garoowe uu maanta tagey Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke. Gaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Lagu Soo Dhoweeyay Garoowe Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Aqalka Sare Oo Ka Billaabatey Cadaado (Sawirro) Magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaa hadda si toos ah uga billowday codeynta doorashada xubnaha aqalka sare ee ka imaanaya Galmudug. Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa kala dooranaya xubnaha…