Digniin Loo Diray Darawallada Gaadiidka Ee Gaalkacyo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska gobolka Mudug ee Puntland ayaa digniin u diray darwallada gaadiidka ee ka shaqeeya magaaladaasi, gaar ahaan dhanka uu ka arrimiyo maamulka Puntland. Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug C/waaxid… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Geeriyootey Shil Gaari Oo Ka Dhacay Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa lage helayaa shil gaari oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafadda gubta. Gaari nooca raaxada ah oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabelle Oo Maanta La Shaacinayo Maanta oo sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe lagu shaaciyo, laguna dhaariyo xildhibaannada baarlamaanka cusub ee maamulka Hirshabelle. Waxaa socota qabanqaabada munaasabad la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Hala Joojiyo Dagaalka Gaalkacyo” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka Gaalkacyo ee u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Kenya Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Mandera Wararka ka imaanaya magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa waxay sheegayaan in ciidanka dalkaasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan xaafadaha magaalada Mandera. Ciidamadaan ayaa la sheegay iney galayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Puntland Iyo Galmudug Oo Ka Jirta Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo saakay oo Sabti ah, waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa maamullada Puntland iyo Galmudug. Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu arkayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Gaalkacyo Waxaan Kula Dagaalney Al-shabaab Maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug uu u dhaxeeyay iyaga iyo Xarakada Al-shabaab. Afhayeenka maamulkaasi C/llaahi Quraan Jecel oo la hadlay warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare Oo Maanta Loo Gudbinayo Guddiga Doorashada Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in guddiga doorashada dadban ee 2016 loo gudbiyo liiska musharraxiinta xubnaha aqalka sare, kadib markii uu dib uga dhacay waqtigii loogu talogalay. 5-tii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Puntland Iyo Galmudug Oo Ka Socda Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu saakay oo Jimco ah ka billowday dagaal u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug. Dagaalkan…