Shariif Xasan “Waa Diyaar Xubnaha Aqalka Sare” Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in dhankooda ay diyaariyeen xubnaha aqalka sare oo maalmahan dambe diyaarintooda ay ka socotay gobollada dalka. Wuxuu sheegay in ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Abaarta Ka Jirta Puntland Dadka iyo duunyada ayaa oon dartiis ugu geerioonaya degaanno ka tirsan gobolka Nugaal ee Puntland kadib abaaro ku dhuftay gobollada waqooyi Bari. Degaannada ay ka jiraan abaaraha xoogga leh iyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Sheegay In Dhallinyarada Ku Xiran India Yihiin Kalluumeysato Xildhibaan ka tirsan maamulka Galmudug ayaa sheegay in dhallinyarada ku xiran dalka India ay yihiin Kallumeysato ay afduubteen maraakiibta dalkaasi. Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Cali ayaa sheegay in Galmudug ay xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerarkii Ka Dhacay Magaalada Mandhera (Sawirro) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar habeenkii xalay ahaa ay rag hubeysan ka geysteen magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, halkaasi oo khasaare kala duwan uu ka dhashay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas “Puntland Waxaa Ka Jirta Xaalad Khatar Ah” Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay abaar baahsan oo ka jirta deegaannada uu maamulkaasi ka taliyo. Wuxuu sheegay Gaas in Khatar aad u weyn ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Nugaal Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto abaar baahsan oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada ku dhaqan halkaasi. Deegaannada Waqooyi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaanka Godinlabe Oo Shalay Lagu Dagaallamay Xaalad deganaansho ah ayaa saakay oo Khamiis ah laga soo sheegayaa deegaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud, halkaas oo shalay ay ku dagaallameen ciidamada NISA iyo maleeshiyaad hubeysan. Ma jirto wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Qof Oo Ku Geeriyootay Weerar Ka Dhacay Mandhera Weerar sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac ayaa saq dhexe xalay waxa uu ka dhacay magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya. Rag hubeysan ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Talyaaniga Oo Badbaadiyey Tahriibayaal Ay Ku Jiraan Soomaali Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa badbaadiyey tahriibayaal badan oo ay ku jiraan Soomaali, kuwaasi laga badbaadiyey badda u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga. Ciidamadu waxay badbaadiyeen dad tiradoodu lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Dhismaha Maamulka Hirshabelle Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood ayaa aragti kala duwan waxay ka dhiibteen dhismaha maamulka Hirshabelle ee ka socota magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Maamulkaan oo ka kooban…