Suuqa Bakaaraha Oo Laga Mamnuucay In Lagu Iibiyo Qudaarta Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Banaadir ayaa ammar ku bixiyey in Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho lagu iibiyo Qudaarta, iyadoo loo sameeyay Iibinta Qudaarta suuq kale. Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas “Caqabado Baa Ka Hor Imaan Doona Hirgelinta Doorashooyinka Xorta Ah Ee Puntland” Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo maanta furay geeddi socodka doorashooyinka axsaabta badan ee Puntland ayaa sheegay in ay jiri doonaan caqabado badan oo kahor imaan doona howlaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Michel Keating Oo La Kulmay Madaxweynaha K/galbeed Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta gaaray wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaaliya Michel Keating iyo wafdi uu hoggaaminayo kuwaasi oo lagu soo dhoweeyay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhac Ku Yimid Dooraashooyinka Dr Congo Dowladda Dr Congo ayaa sheegtay inay dib u dhigtay doorashooyinkii la qorsheynayey inay ka qabsoomaan dalkeeda, waana tillaabo dowladdu ay ku macneysay diyaagarow wanaagsan oo loo galaya qaabkii ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Degmada Caabudwaaq Oo Dalbadey Qoodadooda 30% Kulan ay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ku yeesheen haweenka degmadaasi ayaa waxay ku dalbadeen in si caddaalad ah loo siiyo qoonadooda ah 30%. Haweenkan waxay sheegeen in waxgaradka degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Shil khasaare kala duwan geystay ayaa maanta ka dhacay deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho. Gaari nooca loo yaqaan UD islamarkaana xamuul sida ayaa la sheegay inuu ku fariin goostay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Ku Dhintay Madaafiic Ay Tuurtay AMISOM Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in 7 qof oo shacab ah ay ku dhinteen madaafiic ay AMISOM ku tuureen deegaan ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose. Hoobiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Dhacday Ganacsato Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay K/Afrika Ciidamada ammaanka dalka Koonfur Afrika ayaa ku guuleystay iney dilaan burcad Koonfur Afrikaan ah oo dhac u geystay ganacsato Soomaaliyeed oo ku sugan dalkaasi. Mid kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Magaalada Garoowe Oo La Adkeeyay Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa adkeeyay amniga guud ee magaalada Garoowe oo xarun u ah gobolka Nugaal. Howlgal la sheegay in lagu soo qabqabtey in ka badan 20 qof…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaca Iyo Calanka Maamulka Lagu Dhisayo Jowhar Magaalada Jowhar waxaa ka soconaya shir maamul loogu sameynayo gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe, kaasi oo ay ka qeybgalayaan ergo badan. Ergada ka qeybgaleysa shirkan waxay shalay ku dhowaaqeen magaca…