Cadaado Oo Laga Mamnuucayo Hubka Sharci Darrada Ah Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug ayaa sheegay in degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ay ka mamnuuci doonaan hubka sharci darrada ah ee dadka shacabka ay wataan. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dekad Qalalan Oo Laga Hirgeliyey Muqdisho Magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horreysay waxaa laga hirgeliyey Dekad qalalan oo loogu talo galay in mashquulka looga qaaday dekadda weyn ee magaalada Muqdisho. Dekaddan waxaa xarigga ka jaray madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kumanaan Qof Oo Ka Barakacaya Magaalada Fallujah Ee Ciraaq Tobanaan kun oo shacab ciraaqiyiin ah ayaa isaga cararaya magalada dagaalku uu ka socdo ee Fallujah halkaas oo ay ku dagaalamayaan ciidamada Ciraaq iyo xoogaga Dowladda Islaamiga ah ee Ciraaq…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Soo Horjeeday Guddiga Doorashada Oo Ka Dhacay Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta ka dhacay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Odayaal dhaqameed, waxgarad, siyaasiyiin, xildhibaanno hore iyo sidoo kale xubno matalayey bulshada B/weyne waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Go’doomiyey Xaafad Ka Tirsan Degmada Wadajir Ee Muqdisho Kadib roobab ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa xilligaan waxaa lasoo sheegayaa in qoysas badan oo Soomaaliyeed xilligaan ku go’doonsan yihiin guryahooda kadib biyo badan oo dadkaasi ku rogmaday guryahooda. Biyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhac Ku Yimid Shirkii Madasha Wadatashiga Uga Furmi Lahaa Baydhabo Maamulka Koonfur Galbeed ayaa goor dhaw shaaca ka qaaday in dib uu u dhacay shirka madasha wadatashiga Qaran ay ku yeelan lahaayeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Guddoomiyaha baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Soomaaliyeed Oo Ka Cabanaya Hoy La’aan Qoysas Soomaaliyeed oo deggan duleedka magaalada ayaa ka cabanaya xilligaan Hoy la’aan kadib markii guryahooda burburiyeen roobabkii da’ay. Dadkan ayaa u badan barakacayaal, waxayna deggan yihiin inta u dhaxeysa Carbiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Cali Jeelle “Wasiirada Halaga Saaro Guddiga Doorashada” Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa ku baaqay in xubnaha wasiirada ah ee ka midka ah guddiga doorashada laga saaro xubnaha wasiirada ah iyo sidoo kale kuwa shaqaalaha ka ahaa xafiisyada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan Oo Dowladda Ku Eedeeyay Waxqabad La’aan Guddoomiyaha xisbiga cadaaladda Bulshada Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guul dareysatay gaarsiinta siyaasadda dalka maqaam wanaagsan oo horay looga sii socon karo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Ciidan Iyo Biyo Xiray Waddooyinka Waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa inta badan waxay yihiin kuwo xiran, islamarkaana aanay isticmaali karin gaadiidka iyo dadweynaha. Waddooyinka ayaa Labo siyaabo u xiran, kuwo ay xireen ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya…