Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir Oo La Kulmay Ciyaartooyda Loo Soo Xulay Sheeko:Cayaaraha Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa kulan la qaatay ciyaartooyda loo soo xulay in ay matalaan Gobolka Banaadir tartanka kubbadda cagta maamul-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2018 oo aan wali la shaacin… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maamulka Kooxda Elman Oo Dib Habeyn Ku Sameeyay Xafiisyadooda Shaqada 22-Augut 2018 waxa aheyd waqtigii uu xiliga la wareegay gudoomiyaha kooxda kubbadda cagta Elman Cabdirisaaq Faarax Garooje oo afarta sano soo socota hogaamindoona maamulka naadiga elman oo ah kooxda…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Kooxda Qurbajoogta Soomaaliyeed Ayaa Ka Amba Baxday Muqdisho,Iyagoo Fariin Wanaagsan Qaaday Magaalada Muqdisho waxaa ka amba baxay kooxda qurbajoogta Soomaaliyeed oo labadii tobaad lasoo dhaafay ciyaaro saaxiibtinimo iyo is dhaxgal bulsho ka samaysay caasimada waxayna la ciyaareyn kooxaha kala ah Elman,…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Heegan Oo Guuldarro Qaraar Ah Dhadhansiisay Dekedda Naadiga Kubadda Kolayga Heegan ayaa talaabo u qaaday hanashada horyaalka kubadda Kolayga 2018-2019 kadib markii ay guul ka gaartay xidigaha Dekedda oo horyaalka kula loolamaysay. Kulankan oo ka dhacay garoonka…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maxaa Kala Socotaa Madaxweyne Farmaajo Iyo Kooxaha Uu Taageero Ciyaaraha Dalka Iyo Caalamka? Madaxweyanaha 9-aad ee jamhuuriyda fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo marka laga tago soyaalkiisa arrimaha siyaasadda dalka waxa uu ahaan jiray taageere,ciyaartooy iyo garsoore kubbadda cagta inkastoo uusan kasoo muuqan…