U bood dhigaalka

Axmadey Hilolwe “ LL P Jeenyo Waxa Ay Samaysay Taariikh Weyn ”

Sheeko:Cayaaraha

Axmadey Hilowle Maxamuud oo ka mid ahaa ciyaaryahadii hore kubbadda cagta Soomaaliya ayaa meel fagaar ah ka sheegay in naadiga Jeenyo ay samaysay taariikh weyn oo dhinaca guulaha marka loo eego kooxihii imaan jiray dalka waqtigii barisamaadka,isagoo ku tilmaamay Jeenyo in waligeed ay guul daro kala kulmi naadi ka timid dalka dibadiisa.

Halkan Ka Daawo Rikoorka Ay Samaysay Kooxda LLP Jeenyo

Goobjoog Sports