U bood dhigaalka

Axmed Madoobe Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Ee Harsaneyd

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa shaaciyay liiska kuraasta Aqalka sare ee ka dhinneyd maamulkiisa.

Axmed Madoobe ayaa soo saaray musharixiinta ku tartameysa afarta kursi ee qeybta ka ah 8 kursi ee Jubbaland ku leedahay Aqalka Sare.

Hoos ka akhriso liiska Musharixiinta.