Axmed Madoobe oo sheegay in Jubbaland isu diyaarineyso Howlgal Ciidan

Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in Ciidamadaas ay qaadi  doonaan talaabooyinka Degaanada Goboladaas ay kaga saarayaan Al Shabaab.

Madaxwaynaha Maaamulkaas Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay  in qorshahan uu yahay mid mudo la dejinayay isla markaana  sida ugu dhaqsiyaha badan ay u taabi galin doonaan.

Axmed Madoobe ayaa hadalkan ka sheegay mar uu ka qayb  galay munasabad tababar loogu soo xirayay Ciidamo ka tirsan Maamulkaas

Madoobe waxaa uu sheegay in uu soo dhaweysnayo gacansiinta AMISOM balse ay ka go’ab tahay in ay isku tashtaan ciidan ahaan.

Goobjoog News

Related Articles

10 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW