Axmed Mowliid “Fursad Qaali Ah Ayay Aheyd In Ku Dheelo Dalkayga”

Ciyaaryahanka Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug Axmed Mowliid Xuseen Guhaad ayaa sheegay in ay u aheyd sharaf  weyn in uu ku ciyaaro Magaalada Muqdisho,isagoo ku dhashay kuna barbaaray Wadanka Finland gaar ahaan Magaalada Hyvinkää. Ururka Kubbadda Cagta Wadanka Finland ee SOCUS ayaa ciyaaryahan Axmed iyo laacibiin kale u fudeeyay in ay yimaadaan Magaalada Muqdisho kana qeyb … Continue reading Axmed Mowliid “Fursad Qaali Ah Ayay Aheyd In Ku Dheelo Dalkayga”