U bood dhigaalka

Baarlamaanka Dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Diray Hambalyo Ku Aadan Maalinta Dhalinyarada Aduunka

Sheeko:Dalka

Baarlamaanka dhalinyarada Soomaaliya ayaa guud ahaan dhalinyarada caalamka, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed waxa uu u diray Hambalyo ku aadan munaasabadda 12-ka August oo ku beegan maalinta dhalinyarada Aduunka.

Gudoomiyaha Baarlamaankaasi Yoonis Cabdiraxmaan Maxamuud ayaa war-saxaafadeed kasoo baxay xafiiskiisa waxaa lagu sheegay in dhalinyarada loogu hambalyeenayo maalintoodan, waxaana sidoo kale uu ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliyeed midnimada iyo horumarka dalka inay ka shaqeeyaan.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka

Somali Barlam