U bood dhigaalka

 Baarlamaanka Federaalka ah oo Leh Kulan Lagu Ansixinayo Xeer Doorasho

Sheeko:Amniga

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa saaka leh kulan wadajir ah oo lagu ansixinayo xeerka doorashada guddoonka labada aqal ee baarlamaanka iyo midka doorashada madaxweynaha.

Kulanka oo dhacaya Villa Hargeisa ayaa lagu waramayaa in ay ku baaqeen guddoonka KMG ah ee labada dhinac.

Wararka qaar ayaa sheegaya in maanta sidoo kale lagu wado in la ogaado jadwalka doorashada guddoonka iyo madaxweynaha.

Wixii warar ah halkan kala soco.