U bood dhigaalka

Baarlamaanka Koofur Galbeed oo Doortay Guddoomiye Ku Xigeenka Koobaad iyo Labaad

Sheeko:Dalka

Waxaa saacadihii la soo dhaafay ay doorasho ka socotay  Baydhabo, waxaan horay u soo gudbinay in uu guddoomiyenimada uu ku guuleystay Cabdiqadir Sharif Sheekhuna Maye.

Doorashada Guddoomiye ku xigeenka koobaad ayaa sidoo kale dhcaday, Codeyn kadib Maxamed Nuur Maxamed Macalim  ayaa loo doortay Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee baarlamaanka koofur Galbeeed halka guddoomiye ku xigeenka labaad loo doortay Aweys Xuseen Macalin .

Goobjoog News