U bood dhigaalka

Sixitaan: Baarlamaanka Hishabeelle Oo Shir Deg Deg Ah La Isugu Yeeray

Sheeko:Amniga

Baarlamaanka Hirshabeellle ayaa la filaya in uu kulan deg deg ah yeesho, iyadoo kulanka uu qeyb ka yahay Madaxweynaha maamulkaasi Cali Guudlaawe.

Kulanka oo ka dhacaya UNICEF ayaa lagu wadaa in looga hadlo arrimo ay ka mid yihiin xaaladda dalka iyo shirka Dhuusamareeb.

Sida lagu sheegay qoraal loo diray Xildhibaannada, waxaa laga yaabaa inuu kasoo qeyb galo Madaxweyne Guudlaawe.

Wixii faahfaahin kala soco Goobjoog News