Baladweyne oo Duq Cusub Loo Magacaabay, Halka Xilka Laga Qaaday Midkii Hore

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowlada hoose ee maamul goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu xilkii kaga qaaday duqii Baladweyne, isaga sidoo kale magacaabay mid cusub.

Wareegtada ayaa xilikii looga qaaday Safiya Sheikh xasan Jimcaale oo xilkaasi loo magacaabay sanadkii 2019-ka, waxaana qoraalka  lagu  magacaabay Nadar tabaax Maalin, oo noqoneyso Haweyneydii labaad ee xilkaas qabato.

Halkaan Ka Akhriso

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW