Bandhig Dhaqanka Soomaaliga oo Lagu Qabtay Xerooyinka Dhadhaab (Dhageyso)

dumar qaxooti ahWaxaa xerooyinka Dhadhaab ee ay ku jiraan qaxootiga tirada badan ee Soomaaliyeed lagu qabtay bandhig dhaqanka Soomaaliga, gaar ahaan ciyaaraha dhaqanka ee kala duwan, waxaana usoo daawasho tagay dad badan.

Dadka qaxootiga ku nool oo kala qaxay dhamaan gobolada Soomaaliya ayaa soo bandhigey dhaqamada kala duwan ee gobolada Soomaaliya iyo ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Bulsho iyo dhalinyaro badan oo aad u faraxsan oo usoo daawasho tagay bandhiga ayaa sacab weyn u tumayay dadkii ciyaaraha soo bandhigayay.

Dhageyso

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW