U bood dhigaalka

Bangiga Adduunka Oo Soomaaliya ugu Deeqay 55 Milyan oo Dollar

Sheeko:Caafimaadka

Bangiga Adduunka ayaa Soomaaliya ugu yaboohay deeq lacageed oo dhan 55 Milyan oo dollar, taas oo kamid ah deeqaha caalmada bangiga uu siiyo, si wax looga taageero dhaqaalaha dalka iyo siyaasadaha dib u habeynta si loo sameeyo siyaasasado lagu dhiirigelinayo ganacsiga gaarka ah.

Lacagta uu Bangiga uu ansixiyey ayaa loogu talo galay in wax looga baqto xaalada caafimaadka ee ku aadan xanuunka COVID-19, oo Soomaaliya ay kamid tahay goobaha uu saameeyey wadamada Afrika.

Goobjoog News