U bood dhigaalka

Baraawe: 7 Kursi oo Maanta La Dooranayo

Sheeko:Amniga

Waxaa maanta magaalada Baraawe ka dhacaya doorashada ilaa 7 kursi oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.

Kuraastan lagu wado in loo tartamo ayaa kala ah: Hop#165, Hop#16, Hop#044, Hop#080, Hop#250, Hop#160 iyo kursiga Hop#150.

Doorashadan ayaa qeyb ka ah 13 kursi oo la shaaciyey in halkaasi ay ka dhici doonaan, waa markii ugu horeysay ee doorasho ka dhacdo meel ka baxsan caasimadaha.

Goobjoog News