U bood dhigaalka

Barnaamijka Gurmadka Abaaraha Oo Goordhaw Ka Bilaabanaya Goobjoog

Sheeko:Dalka

Goobjoog Media Group waxaa ay goordhaw bilaabeysaa barnaamijka Gurmadka abaaraha, waxaana barnaamijka marti ku ah: Guddiga gargaarka abaaraha oo ka kooban dowladda, Culimada Soomaaliyeed iyo bulshada rayidka.

Hadaba, Dhammaan Ganacsatada, Siyaasiyiinta iyo Shacabka kale, waxaa in ay kaalintooda ka qaataan u gargaaridda sharacba ku tabaaleysan dhammaan gobollada dalka.

Barnaamijka waxaa uu soo galayaa 10:00 Subaxnimo.

Goobjoog News