U bood dhigaalka

Baydhabo: Wasiirkii Cadaaladda ee Koonfur Galbeed iyo Saraakiil Kale oo Ku Geeriyooday Qarax

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhow qarax lala eegtay ku geeriyooday wasiirkii cadaaladda ee maamulka Koonfur Galbeed Sheekh Xasan Lugabuur.

Qaraxa ayaa sidoo kale waxyeello kasoo gaartay qaa ka tirsan qoyskiisa iyo darawalkiisa, iyada oo lagu waramayo in dhimashada ay 3 ka badan tahay.

Marxuum Xasan ayaa la sheegayaa in qaraxa lala eegtay xilli uu kasoo baxay Masjidka iyo salaadda jimcaha.

Goobjoog News