U bood dhigaalka

Beelweynta Hawiye Oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo, Kana Digtay Cawaaqib Xumida

Sheeko:Dalka

Shir beesha Hawiye ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu go’aamiyey in beesha kasoo horjeedo muddo kordhinta Farmaajo iyada oo ku baaqday in lagu laabto oo dib loogu noqdo heshiikii September 17.

waxaa kale oo ay sheegtay in ku adkeysiga muddo kordhinta wixii ka dhasha ay mas’uuliyaddeeda saareen Farmaajo .

Haddaba halkaan ka akhriso warmurtiyeedka ay soo saartay beesha.

 

 

 

Goobjoog News