Beesha Caalamka oo Ku Biirtay Shirka Murashaxiinta, Maxay Balanqaadeen?

Shirka murashaxiinta madaxtinnimada uga socda Jaziira waxaa muuqato in aan loo kala harin kadib markii saacadihii tagay ay ku biireen xubno ka tirsan beesha caalamka.

ilo ku dhow shirka oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay iney talaabadan qeyb ka tahay sida murashaxiinta u doonayaan iney marqaatiga uga dhigaan dhammaan saamileyda kala duwan.

Beesha caalamka ayaa dhankooda ammaanay sida murashaxiinta u dalbanayaan doorasho hufan, xor iyo xalaal iyaga oo balanqaaday iney Farmaajo arrinkaas kala hadli doonaan.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW