U bood dhigaalka

Beesha Caalamka Oo Ku Soo Biirtay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw shirka golaha wadatashiga qaranka oo ka socda magaalada Muqdisho maalintiisi labaad ku soo biiray wakiilada beesha caalamka.

Shirka oo lagu gorfeynayo arrimaha doorashooyinka ayaa maanta waxaa goobjoog ah safiirada dalalka caalamka ee fadhigoodu yahay muqdisho.

Waxaa sidoo kale kulanka diiradda lagu saaraya sidii loo xoojin lahaa taageerada beesha caalamka ee dooradhada dalka.