Beesha Caalamka Oo Soo Dhoweysay Go’aanadii Ka Soo Baxay Shirkii Dhuusamareeb Ee Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada

Xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay qodobadii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada ee lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb.

Beesha Caalamka ee soo saaray War-Saxaafadeedka ayaa waxaa ay kala yihiin, Belgium, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, Canada, Denmark, Dowladda Mareykanka, Faransiiska, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Ireland, Itoobiya, Jabuuti, Japan, Jarmalka, Kenya, Midowga Yurub, Masar, Netherlands, Norway, Sweden, Talyaaniga, Turkiga, Uganda, Urur-Goboleedka (IGAD), iyo Qaramada Midoobay.

Halkan Ka Daawo Warka Ka Soo Baxay Beesha Caalamka

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW