U bood dhigaalka

Biden oo Cunaqabeynta Soomaaliya ka yiri: Waxay Khatar Ku Tahay Mareykanka

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Mareykanka Biden ayaa hal sano saxiixay, isla markaana hal sano ku kordhiyey cunaqabateya dhaqaale ee horay Soomaaliya u saareen Obama iyo Trump.

 

Biden oo arrinkan ka hadlay ayaa waxaa uu yiri” Xaaladda ka jirta Soomaaliya, waxaa uu weli khatar weyn oo aan caadi aheyn ku yahay amniga qaranka iyo siyaasada arrimaha dibadda Mareykanka”

 

Sidaa darteed waxaa uu Biden intaa ku daray “ in hey’adda xaaladaha degdegga ah ay soo rogtay on April 12, 2010, iyo talaabooyinka la qaaday July 20, 2012, waxaa waajib ah iney socdaan dhaqangelintooda kadib April 12, 2021.”